USA: Donalad Trump oo ku faaney sida uu Haweenka jirkooda gacantiisa ugu haabto



Musharaxa Madaxweynaha Maraykanka ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa la yimid raaligelin aan looga baran, kadib markii la faafiyey cajil uu ka hadlaayo haweenka isaga oo xaqiraya, isla markaana u isticmaalaya luuqad ciyaal-suuqnimo ah.

source

Comments